Dowlada Kenya oo shaacisay talaabo cusub oo ka dhan ah Soomaaliya

Dowladda Kenya ayaa shaacisay inay xirtay xuduuda ay la wadaagto Soomaaliya ee dhanka Ismamaulka Lamu, waxayna sheegtay inaysan jirin cid ka soo gudbi karta xadka Kayunga iyo Raaskambooni. Kenya ayaa arrintan u sababaysay walaac dhanka amniga ah oo ka jira deeganadaasi. Maleeshiyaad ka tirsan kooxda Al-Sabaab ayaa weerarao kala duwan horay uga fuliyay deegaanaada Lamu … Continue reading Dowlada Kenya oo shaacisay talaabo cusub oo ka dhan ah Soomaaliya